Waa in aadan ka daalin ku cel celinta yoolkaaga
Macnaha dhabta ee guusha waa inaadan ka daalin ku celcelinta yoolkaada si aad u remeyso." Wax walbo kugu dhici doono waa ay qoranyihiin, maahan inaad hadafkaaga u joojido shaki aad ka qabto inaad caqabad la kulmeyso, waa xaqiiq waad la kulmeysaa caqabado aan tirsi lahayn, haddii adan hureyn mahaan inay cabsi kugu beeranto, halkii aad ahaan lahayd, fadhiid aan waxbo qabsan noqo shaqsi maalaayiin jeer fashilma, inta aad isku dayga aad wado ma ahaan doontid shaqsi guul dareesta, waxaad guuldareysatay markaa aad joojido isku dayga, waxaad qof dhammeestiran noqoneysaa marka aad isu aragto shaqsi wax soo kordhin karra marka aad noqto nolosha ka adkaan karra. In lagaa adkaado waa suuragal lakiin ha qaadan inaad is dhiibto. Hayaanka nolosha waxa uu ka bilowdaa hal tallaabo oo ay geesinimo ku dheehantahay aad qaado. Geesimada maahan inaa tahay dagaal yahan geesinimada dhabta waa inaadan noqon qof fashilka ka baqa. Ma mudna inaad is daweyso marka xanuunka kugu dhoco waa inaad is ...